Get Adobe Flash player
Boqashada Dadka


Riix Skypega Hoose
Fadliga Quranka
Suratul Al Fatiha
Qalbka Adeega
Fatxulmuslimonline
Hegaadka

Fatxulmuslim online waa madrasa online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogta Madrasada Fatxulmuslim online  waxhay kuu Diyaarisey wax Barasho Tayo Leh iyo Macalimiin Aqoon Durukhsan Leh Macalimintaan durusta Ay Bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa Loo Tababaray Soo Saarida Qoys islaami Ah Waxaa Wax Lagugu Barayaa Qalab Casri Ah oo Ay Udhiganta macalin ku horjooga Hadaba,

fatxulmuslimonline waxaa Waxa   kabaran kara Qof kasta Caruur iyo Cirooleba MADRASADA QURAANKA KARIIMKA Daarunuur.com  Waxhay ay Qaadanaysaa Arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba,

Waxa Barashadii Loo Safri jiray Ayaa Gurigaagi kugu tinid Waa Fursad Qaali Ah.

ENGLISH


fatxulmuslim is  online Learning Programs That specifically Address the Needs of individual Learners And the expectations of everyone With a stake in Learner Success. With Years of Experience , We offers a Wide variety Of innovative Solutions Spanning a Multitude Of Program Areas To Empower 21st century Teaching And Learning. Our Vision is To  Read And Write The Book Of Allah, Providing a Teaching Assistant For Every Student, Personalizing Learning Through The use .

Maadooyinka Laguu Dhigi Doono Waa sidan Soo Socota:

  1. Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  2. Barashada Qiraa’ada Qur’aanka iyo Tajwiidka
  3. Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  4. Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka
  5. Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
  6. Barashada Salaada iyo Axkaamteeda
  7. Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  8. Barashada Luuqada Carabiga


Riix Call Skype Hoos
Suratul An Nas2
Adkaar Waysada
Learn Quran
Fadliga Dugsiga
Dhageyso Quran

 ‎+252634193014   mukhtaar666@outlook.com    muqtaar997        www.fatxulmuslimonline.com





Copyright © 2018 All Rights Reserved. Farsamada Afgaay Technology